歌詞和翻譯 - Kaaba Nuura
— 演唱 Dayax Dalnuurshe
“Kaaba Nuura”歌詞和翻譯。發現誰寫了這首歌。找出誰是這個音樂視頻的製作人和導演。《Kaaba Nuura》作曲、作詞、編曲、流媒體平台等。“Kaaba Nuura”是在索馬里上演奏的歌曲。 “Kaaba Nuura”由演唱 Dayax Dalnuurshe— 演唱 Dayax Dalnuurshe
“Kaaba Nuura”歌詞和翻譯。發現誰寫了這首歌。找出誰是這個音樂視頻的製作人和導演。《Kaaba Nuura》作曲、作詞、編曲、流媒體平台等。“Kaaba Nuura”是在索馬里上演奏的歌曲。 “Kaaba Nuura”由演唱 Dayax Dalnuurshe
|
Download New Songs
Listen & stream |
|
Kaaba nuura,
Adaa la kaaha,
Karan hilaacda,
Markan ku eego,
Kashaa qabowda,
Kurbaa i daysa,
Kolkaan ku waayo,
Naftaa karhaysa,
Koomka oo dhan,
................................
Kalgacaylka,
Adaa ku keena,
Dareen ku saaqa
Kuli naftoo dhan
I koolkoosha,
Adaa kadeedka,
Igga kaffeeya,
Markan ku haysto,
Naftaa kaynaanta,
Farxad kifaaxda,
Kolkaan ku waayo,
Qudhaa karhaysa,
Kalli ahaanta,
Heesta kaaba Nuura
Erayada mohamed murtaawi
Laxanka adhiile
Music mustafa karaama
Director farhiathebosslady
Dress design and Makeup by
Farhiathebosslady
Haircut by ogosta
Photography naani kaambo
Special thanks
Lovely daughter hodan
Abdirisaaq Amiin
Husein yallahow
Fuaad cadow
Ismail aarka
Qamar suugaani
Wizz maanka
DJ mohamed
DJ nuurdiin
Abdullahi yare
Mubaarak
Mowliid
Pizza house