"Askari"
— 演唱 Jeazy Boy
“Askari”是在唱片公司“Jeazy Boy”的官方頻道06 一月 2022上發布的索馬里語上演唱的歌曲。發現有關“Askari”的獨家信息。查找 Askari 的歌詞、翻譯和歌曲事實。根據互聯網上的一條信息,收入和淨資產是由贊助商和其他來源累積的。“Askari”這首歌在已編譯的音樂排行榜中出現了多少次?“Askari”是一個著名的音樂視頻,在熱門排行榜上佔據一席之地,例如前 100 索馬里 首歌曲、前 40 索馬里語 首歌曲等。
|
Download New Songs
Listen & stream |
|

"Askari" 事實
“Askari”在 YouTube 上的總觀看次數達到了 948.4K 次,點贊次數達到了 19.5K 次。
這首歌已在 06/01/2022 上提交,並在排行榜上停留了 94 週。
音樂視頻的原始名稱是“JEAZY BOY | ASKARI | OFFICAIL VEDIO 2022”。
“Askari”已在 Youtube 上的 06/01/2022 11:30:23 發布。
"Askari" 歌詞、作曲家、唱片公司
Waxaan ahay geezi akari xarfantayda
Kulikood military x 3
Ciida iyo calanka waan u simanahy
Muuqa iyo argana waa ka duwanhay
Magaca somali na marti baa kathay
Kibirka iyo santaagaba waa ku dheera
Geesinimadan caan baan ku ahy
Cilmiga iyo caqligana waan ku dheerahy
Buqadaa muranka daa
Hadii kale pul pul up wan kula jogaa
Badaha buraha hawada dhexdulaa
Haadkaan ladulaa
Hapistaan ugartaa
Boqor geesdhalay
Cadaw dhumin jiray
Xabada iyo waranka
Kma baqanee
Böqòŕķä abhee ragadhimo igu dhalay
Ixtiramkana asigaa ibaray
xooga iyo xiilatana
Waqtigaa ibaray
Godob hataa iga gashana adi waa ibaran
Waxaan ahay geezi akari xarfantayda
Kulikood military x 3
Gasiga degi hiraan
Hantidiisu taalo hir shabeelle
Ilaa iyo goon fur galbeed
Oo ga duulo gal mudug
Sahay diisu taal puntland
Ilaa iyo jubland
Awoo dayda waxaa jirtaa
Somali land
Garab gayga wuxuu jiraa
Jabuuti caday gayga
Yuusan soo gudbin xaduudjii
Ismuu jii is xoojii
inta kuu imid
waji ka waji ku hor fadhiistay
cashar kuu dhigay
waxaa tahay ku baray
ha ila dheelin imisaa ku dhhay
waa maqli weysay hada waa maqashay
ibaro dadka iga baro
ibaro raga iga baro
i baro xarfaanta iga baro
waxaan nahy boqorka gangster
am fucking soldier
Waxaan ahay geezi akari xarfantayda
Kulikood military x 3