"Kun Dhaamow"
— 演唱 Rahma Hassan
“Kun Dhaamow”是在唱片公司“Rahma Hassan”的官方頻道02 六月 2025上發布的索馬里語上演唱的歌曲。發現有關“Kun Dhaamow”的獨家信息。查找 Kun Dhaamow 的歌詞、翻譯和歌曲事實。根據互聯網上的一條信息,收入和淨資產是由贊助商和其他來源累積的。“Kun Dhaamow”這首歌在已編譯的音樂排行榜中出現了多少次?“Kun Dhaamow”是一個著名的音樂視頻,在熱門排行榜上佔據一席之地,例如前 100 索馬里 首歌曲、前 40 索馬里語 首歌曲等。
|
Download New Songs
Listen & stream |
|

"Kun Dhaamow" 事實
“Kun Dhaamow”在 YouTube 上的總觀看次數達到了 252.9K 次,點贊次數達到了 6.7K 次。
這首歌已在 02/06/2025 上提交,並在排行榜上停留了 2 週。
音樂視頻的原始名稱是“RAHMA HASSAN_ رحمه حسن _KUN DHAAMOW _OFFICIAL VIDÉO CLIP _SOMALI MUSIC”。
“Kun Dhaamow”已在 Youtube 上的 02/06/2025 10:30:07 發布。
"Kun Dhaamow" 歌詞、作曲家、唱片公司
Rahma Hassan_ رحمه حسن _Kun Dhaamow _official vidéo clip _somali music
Erayada : Mahad Duudeey
Laxanka : Farxaan Gurey
Music : Mustaf Karaama
Director : Dhaanteeye
;: Kkurbostudio
Camera & Editing : Abdirahman Kkurbo
kalsoonida xiska kuugu deqay
kashiyo maanka kuugu dhabay
kurbiyo muruugaad kuli feeday
Oo adoo kaliyaan ku jeclaaday
Ku kifaxay aktado ku dhaweystay
Oo Kareystay cishqi igu koobmay
Mugdigan ku jiraan ka dawobay
Koonkiyo arladad kaah ka dartay
KOORAZ
Ku dareeemooo kuuna Baaahday
Kalaay laabta kuseexo hada kaalay
Kun baan kaala baxee hadhe kaalay
Kaama maarmi kardhee hada Kaalay
Kaabihihii Noloshee Ikafiyayow
Kun dhamow nafteydan ku hibeyay
Ood keedki wadnaha Kursi ku yaal
Kaskiyo qalbigaad ku dageeysay
Karaamaad ledahay kor uqaadan
Kaalintada majiro rux kol buuxshe
Kaarka baaja kaniini dawa kenoow
Kama daalo weydhiyo kuli hadalka